Tababar ku saabsan ka hortaga khataraha ka dhasha Musiibooyinka oo loo qabatay Ganacsatada & Kallumaysatada Boosaaso

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kullumaysiaga iyo Khayraadka bada ee Dowlad goboledka Putland ayaa tababar ku saabsan ka hortaga iyo ka jawaabista khataraha ka dhasha musiibooyinka dabiiciga ah Magaalada Bosaaso ugu qabatay qaar ka mid ah ganacsatada iyo Kallumaystada ku nool Magaalada Bosaaso.

Hamdi Mahamed  ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here