Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha ee maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka daah furtay tababar ku saabsan isku dhafka maareynta kheyraadka biyaha .
Tababarkan oo loo qabtay shaqaalaha wasaaradda iyo qaybaha kale ee bulshada rayidka ayaa waxa uu socon doono mudo 5 maalmood ah, inta uu socdo tababarkaan waxa lagu barandoona doonaa cashiro la xiriira isku dhafka iyo mareynta kheyraadka dabiiciga ah iyo biyaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.