Tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda Aadanaha oo kismaayo lagu soo gabagabeeyay.

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland ayaan Magaalada Kismaayo ku soo gabagabaaysay aqoon is waydaarsi ku saabsan ilaalinta xaquuqda Aadanaha iyo horumarinta Nidaamka Xabsiyada kaas oo Maalmahaan kismaayo uga socday dad laga soo xulay qaybaha kala duwan ee bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here