Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka dowlad goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka Daah-furtay tababar ku saabsan curinta wada-xaajoodka bulshada iyo bahda cadaaladda kaas oo loo qabtay qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka iyo bahda Caddaalada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.