Tababar ku saabsan habka wada hadalada aan xafanta la hayn oo lagu qabtay Kismaayo

0
4

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa lagu qabtay Tababar ku saabsan wada hadalada aan xanafta lahayn,Tababar oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caddaalada iyo arimaha dastuurka Jubbaland ayaa waxaa ka faa’iidaynaya laamaha kala duwan ee Caddaalada Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here