Tababar ku saabsan habka loo diyaariyo imtixaanka oo lagu soo gabagabeeyay Beledweyne Magaalada

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo-)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan habka imtixaanada loo diyaariyo waxaan loo qabtay qaarkamid ah Ardayda dugsiyada sare ee galayo imtixaanka shahaadiga ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here