Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland, ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray tababar ku saabsan habka lagu xalliyo khilaafaadka dhabta iyadoo la adeegsanayo habka cadaalada, waxaa ka faa`ideystay qeybaha kala duwan ee bulshada, xubno ka socday Wasaaradda Cadaalada Jubbaland iyo tan Galmudug iyo masuuliyiin kasocday UNDP.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.