Tababar ku saabsan doorka warbaahinta ee ka hortagga gudniinka fircooniga oo Kismaayo lagu qabtay

0
5

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaardda Haweenka Arimaha qoyska iyo quxuuqul iinsaanka Dowlad goboledka Jubbaland ayaa qaar ka mid ah wariyaasha ka howl gala Warbaahinada kala duwan Magaalada’ Kismaayo ugu qabatay tababar ku saabsan doorka Warbaahinta ee u qareemida iyo ka hortaga Gudniinka fircooniga.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here