Tababar ku saabsan doorka gabdhaha ee maamulka warbaahinta oo kismaayo lagu soo gaba gabeeyay.

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shan iyo labaatan gabdhood oo ka mid ah gabdhaha wariyayaasha ah ee ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa maanta loo soo xiray Tababar ku saabsan   Doorka gabdhaha saxafiyiinta ah  ee maamulka Hay’addaha warbaahinta.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here