Tababar ku saabsan curinta wada hadalka oo lagu qabtay kismayo

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Dowlad Gobaleedka Jubbaland aya magaalada kismaayo ku qabatay tababar ku saabsan curinta wada hadalka.

Tabarka oo socondoona muddo sadex maalin ah ayaa waxa kasoo qayb galay Arday ka socday Jamacadaha kismaayo Gudoomiyaasha xafadaha kismaayo ururka Haweenka iyo hay’adaha Dowlada sida bahda Garsoorka iyo Booliska.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here