Tababar ku saabsan Axdiga Xuquuqda dadka Naafada ah oo Kismaayo Laga daah-furay

0
42

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland marwo Cadar Cabdullahi Ismaaciil ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furtay tababar iyo wacyi galin ku saabsan axdiga xuquuqda dadka Naafada, kaas oo ay ka qeeb galeen daneeyayaasha kala duwan ee xuquuqda dadka qaba baahiyaha gaarka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here