Tababar in mudo ah u socday Macallimiinta farsamada gacanta oo maanta Kismayo lagu soo gaba-gabeeyey

0
381
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkan ayaa macalimiinta farsamada gacanta waxa ay ku baranayeen xirfadaha hadalka wanaagsan waxaana tababarka ka faa`iidystay macalimiin gaarayo ilaa toban macalimiinta Farsamada Gacanta ah.

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Hay`ada GRT oo Kaashaneyso iskaashiga Jarmalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here