Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aqoon kororsigaan oo loo qabtay qaar kamid ah ardayda wax kabarata iskuulada magaalada kismaayo ayaa waxaa lagu baranayaa casharo kusaabsan dowlad wanaaga gaar ahaan nidaamka dowladaha hoose.
Tababarkaan Waxaa uu socon donaa mudo Labo maalmood ah waxaana si wada jir ah uga wada qayb qaadanaya qaar kamid ah ardayda wax kabarata 21-ka Iskuul ee Ku yaalla degmada Kismaayo.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.