Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Cusbitaalka City Ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ka bilaabay Talaalka Cudurka Cagaarshowga kaasi oo ah mid bilaash ah.
Cudurka Cagaarshowga ayaa kamid ah cudurada ka dhaca caloosha iyo Beerka kaasi oo dhibaato badan ku haaya bulshada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.