SWJO oo kismaayo Tababar ugu soo gaba-gabeysay 15 Saxafi

0
250
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo ay ka faa’iidaysteen 15 Suxufi  oo isugu jiray wiilal iyo gabdho ayaa waxaana  maanta magaalada Kismaanyo loogu soo gaba gabeeyay  tababar socday  muddo saddax bari ah Waxaana lagu baraayay,Tababarka wariyaasha sinnaanta ragga iyo dumarka goobaha shaqada ee warbaahinta.
Waxaa tababarkan soo qaban qaabiyay Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee (SWJO) oo kaa shananay IMS-FOJO iyadoona aqoon isweydaarsigan  lagu qaban doono  dhammaan xarumaha Dowlad goboleedyada dalka  sida ay shegeen masuuliyiinta SWJO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here