Suuqyada xoolaha Kismaayo oo Sare u kac laga dareemayo

0
335
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu guda jiro bisha Ramdaan ayaa waxaa sara u kac xoog leh laga dareemayaa qiimaha lagu iibsado hilibka geela.
Marka la galo xilli roobaadka ayaa waxaa yaraado Geela la keeno suuqa xoolaha taas oo sababtay in hilibka qaaliyoobo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here