Suuqyada Qudaarta magaalada kismayo oo laga dareemayo Sara u kac ballaaran

0
98

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Qudaarta ee magaalada kismaayo ayaa waxa ka jirta Qudaar la’aan aad u weyn kadib marki labadii maalin ee la soo dhaafay aan wax Qudaar ah la keenin.

Taasi ayaana waxa ay keentay Sara u kac ku yimid qimaha lakala siista Qudaarta waqtigan Suuqyada kismaayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here