Kismaayo(Idaadacadda Waamo)-Sara u kac xoogan ayaa laga dareemaa qimaha la iibiyo qudaarta gaar ahaan yaanyada suqyada magalada Baladweyne
Sara u kacan ayaa waxaa sababay qaar kamid ah dalagyada ka bixijiray beeraha deegaanada Hoosyimaada magaalada oo ay saameysay Fatahaaddi wabiga Shabeelle.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.