Suuqyada magaalada Muqdisho oo laga dareemayo Diyaar garow loogu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan

0
137
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool magaalada Muqdisho ayaa waxay diyaar garow ugu jiraan soo dhaweeynta Bisha barakesan ee Radaamaan.
Goobaha lagu Ganacsado suuqyada maagalada ayaa mushaquul badan laga daremayaa taasoo hada ay bulshada dareemayaan in maciishada sare u kacaday balse ay wali ku jiraan u diyaar garowgii ugu dambeeyay ee soo dhaweynta bisha Ramadaaan
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here