Suuqyada Magaalada kismaayo oo uu Hoos udhac Ku yimid Dalagyada Kasoo Go’a Dalka.

0
486

Kismaayo(Idaacada Waamo)Madama ay Furantahay Wada Isku Xirta Xamar iyo Kismaayo iyo Sidoo Kale Deegaanada Kale ee Kismaayo looga iibkeeno Dalagyada Dalkeena ayaa Waxa uu Hoos udhacay ku yimid qimaha Lagu Kala Iibsado dalaga dalkeena kaso baxo

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga Diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here