Suuqyada magaalada Kismaayo oo laga dareemayo mashquul badan.

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayo mashquul badan, hadaba Qaar kamida Ganacsatada iyo dadwaynaha suuqa ka adeeganaya ayaa kawarbixiyay saxmada suuqa ka jirta iyo diyaar garowgooda ku aadan ciida.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here