Suuqyada magaalada Kismaayo oo laga dareemayo diyaar garowga Ciidul fidriga

0
379
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqyada waaweyn ee Magaalada Kismaayo ayaa si weyn looga Dareemayaa Diyaar Garowga Maalinka Ciida ah ee Fooda Inagu Soo Haysa.

Suuqyada Lagu iibiyo Dharka Noocyadiisa kala Duwan ayaa siweyn Looga Dareemayaa cidhiidhi aad u badan maadaama ay dadku ku mashquulsan yihiin Gadashada Dharka Ciidul Fidriga ay ku ciidi Lahaayeen.
Meelaha uu Mashquulka ugu badan ka jiro Suuqyada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Kamid ah Dawaarlayaasha,goobaha dharka lagu iibiyo iyo timo-jarayaasha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here