Suuqyada magaalada Dhoobley oo laga dareemayo Sare u kac ku yimid Qiimaha Khudaarta

0
161

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili qeybo ka mid ah dalkeena Soomaaliya uu ka da’ay Roobka gu’ga islamarkana ay xirmeen qaar ka mid ah wadooyinka soo galay Magaalada Dhobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sare u kac balaaran laga dareemayaa qiimaha la siiyo qudaarta.

C/salaan Macalin oo ka mid ah dadka iibiyaha Qudaarta ayaa ka warbixiyey waxyaabaha sababay sare ukaca qiimaha la iibiyo Qudaarta ee magaalada Dhoobley, isagoona sheegay in inta badan ay xirmeen wadooyinka laga soo galo magaaladaasi.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here