Suuqyada magaalada Baydhaba oo Laga dareemayo mashquul ganacsi oo aad uxoogan

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo maalmo ay naga harsan tahay maalinta ciida ayaa waxaa suuqyada magaalada Baydhabo laga dareemayaa mashquul ganacsi oo aad uxoogan, qaar kamid ah dadka tukaameesanaya suuqyadaasi oo la hadlay warbahinta ayaa waxay ka warbixiyeen sida ay isku diyaareeen ciida fooda nagu soo heyso iyo wax ay kaga duwan tahay ciida soo socoto cidii hore. 

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here