Suuqyada magaalada Baladweyne oo laga dareemayo sare ukac ku yimid qiimaha la iibiyo qalabka dhismaha

0
86

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxa sare u kac badan laga dareemaya qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee Agabka dhismaha suuqyada magaalada Baladweyne.Sare u kacaan ku yimid agabka dhismaha sida Lamayeeriga , Alwaaxda iyo agabka kale ayaa waxaa sababay gaadiidkii keeni jiray oo yaaray maadama ay fatahadi burubureen wadooyiinkii ay isticmaali jireen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here