Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay maalmo ka harsan tahay Bisha barkaysan ee Ramadaan ayaa waxaa magaalada Kismaayo laga daremayaa mashquula goobaha Ganacsiga gaar ahaan kuwa lugu iibiya macuunta noocyadeeda kale duwan.
Waxiyna bulshada ay soo dhaween ugu jiraan sidii ay ku soo dhaween lahayeen bisha kheyresan ee Ramadaan.
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.