Suuqyada lagu iibyo hilibka xoolaha ee Kismaayo oo laga dareemayo sara u kac

0
339
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa qaaliyoobay qiimaha lagu kala iibsado hilibka xoolaha ee Suuqyada Magaalada kismaayo sababo la xiriira xoolihii  la keeni jiray oo yaraaday.
Xoolaha la keeno suuqa xoolaha ee Kismaayo ayaa aad uga yar ku wii markii hore la keeni jiray maadaama ay abaar iyo daaq la’aani jirto dadkii reer guraaga ahaa ee xoolaha keeni jiray ay fogaadeen taas oo keenatahy in hilibka xoolugu uu qaliyoobo sida ay shegeen dadka hilibka ka gacansada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here