Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu guda jira bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa Suuqyada waaweyn ee degmada Baardheere ee Gobolka geedo waxaa laga dareemaya isbedal ku yimid qimaha Qudaarta taas oo hoos u dhac ballaaran u ku yimid kadib marki Qudaar fara badan ey soo gashay Suuqyada Qudaarta ee Baardheere.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.