Suuqyada Kismaayo oo laga dareemayo u diyaar garowga Bisha Ramadaan

0
287

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili maalmo qura ay inaga xigaan bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa Suuqyada magaalada Kismaayo laga dareemayaa u diyaar garowga bishaan barakeysan.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here