Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli ay maalmo kooban naga xigaan munasibada Ciidul fidriga ayaa suuqyada waweyn ee degmada Guriceel waxa laga dareemaya saxmad iyo cariiri badan waxana dadku dukameysanayan Maalin Iyo Habeen intabada.
Meelaha uu mashquulka ugu badan ka jiro ayaa ah suuqyada dharka iyo goobaha lagu iibiyo agabyada kala duwan ee ay caruurtu ku ciyaaraan maalmaha ciida.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.