Suuqa xoolaha magaalada Kismaayo oo laga dareemayo diyaar garowga ciida

0
370

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo barri ay tahay maalinta ciida ayaa waxaa laga dareemaya udiyaar garow aad u weyn  suuqa xoolaha ee magaalada kismaayo.

Hadaba si aan waxbadan uga ogaano qaabka bulshada kismaayo ay ugu diyaar garoobeen ciida ayaa waxaa booqanay suuqa xoolaha lagu iibyo waxaana inoga warbixiyey qaar ka mid ah dadka ka shaqeeya suuqa farqiga u dhaxeeyo ciidan iyo ciidihii ka horeyey.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here