Suuqa Xoolaha ee Magaalada Dhoobleey oo hoos u dhac laga dareemayo

0
266

Dhoobleey(Idaacadda Waamo)-Suuqa xoolaha lagu iibiyo ee deegaanka dhooblay ayaa laga dareemayaa hoos u dhac ku yimid xoolaha noocyadooda kala duwan ee lagu iibiyo Suuqaasi.

Ganacsatada xoolaha ku iibiyo Suuqaasi ayaa sheegay in waqtigaan aysan jirin wax faa’iido ah oo ay ka helaan iibinta xoolaha, waxaana Suuqa si weyn looga dareemayaa hoos udhac weyn oo dhanka xoolaha sida Geela,Lo’da  Ariga iyo Dameeraha.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here