Suuqa Xoolaha Degmada Kismaayo oo dib u dhis lagu sameeynayo

0
265

Kismaayo(Idaacadda Wamo)-Dhismaha Iyo Ballaarinta Suuqa Xoolaha ee Degmada Kismaayo ayaa waxaa iska kaashayo Wasaaradda Xanaanada xoolaha Wasaaradda Howlaha guud Iyo Guriyeeynta iyo Hey’adda Niis.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here