Suuqa Xoolaha deegaanka Yoontay oo laga dareemayo dhaq dhaqaaq ganacsi oo xoog leh

0
465
Kismaayo(Idaacada Waamo)Suuqa Xoolaha Deegaanka Yoontoy Waxa uu Ahaa suuqa ugu Weyn Ee Lagu Iibiyo Xoolaha noocyadooda kala duwan oo ku yaala gobalka jubbada hoose
suuqan ayaa mudo dheer aan lagu iibin xoolaha ka dib coladihii soo maray dalkeena soomaliya ayaa haatan waxa ay dadka deegaanka bilaabeen in Xoolaha u iib Keenaan suuqa iyadona xolaha lagu iibiyo ay u badan yihiin Lo’da Iyo Geela oo ugu kala imaada meelo badan oo ka tir san deegaanka iyo kuwa ka baxsan
Gudoomiyaha suuqa Xoolaha Deegaanka Yoontoy Maxamed Macalin Cabdi oo Ka Warbixiyey Sida uu Suuqa u shaqeeyo ayna ugu Xeran Yihiin Dadka Xoola Dhaqatada ah iyo ganacsatada soomaliyeed
Ugu Dambeen Suuqa xoolaha ee deegaanka yoontoy ayaa haatan u shaqeenaya sida caadiga ah iyadona xolaha ugu badan oo suqaasi lagu iibiyo ay kow ka tahay lo’da
Xolaha ayaa Qaar Kood Waxa laga Keena Gobalka jubbda Hoose Jubbada Dhaxe Iyo Gobalka  Gado
Iyadoona La Kala Siisanaaye Heerka Koowaad Ee Lo’da Ah ilaa Tabon Milyan oo lacagta shilinka soomaliga ah Halka Heeerka Labaad uu Marayo Ilaa Sideed Malyan oo isla Lacagta dalka ah heerka sadaxaad oo ugu dambeeyo qiimaha lo’da yaa lagu kala gadanayey Todo malyan oo lacagta soomaliga ah.

R/W,Fartuun Nuur Aadan. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here