Suuqa Alaabaha kala duwan Lagu iibiyo ee Kismaayo oo mashquul badan Laga dareemayo

0
355

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Iyado Lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan  ayaa waxaa uu mashquul badan uu Ka jiraa Suuq-yada Lagu iibiyo Macuunta iyo khudaarta ayaa dadku yihiin Kuwo Suuq  u yimaada maalinle.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here