Suuq Baraka Hypermarket oo laga daahfuray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka

0
75

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa laga daah furey Baraka Hypermarket oo ah suuq caalami ah kaas oo la jaanqaadayo suuqyada caalamka, suuqda cusub ee Baraka Hypermarket ayaa la mataan ah Juba Hypermarket oo horey caasimada looga hirgaliyey.

Munaasabada lagu daahfurey Baraka Hypermarket waxaa kasoo qeyb galay madax ka socotay dowlada federaalka Soomaaliya, ganacsato, aqoonyahano, culimaa`udiin, hogaanka rugta ganacsiga iyo ururada haweenka dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here