Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Dowladda Mareykanka la saxiixatay Heshiis Horumarineed oo gaaraya $92.6 Milyan kana turjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya labada dowladood.
Heshiisakan ayaa waxaaa si wada jir ah u saxiixay Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaaalaha XFS, Maxamuud Cabdiraxmaan Faraax (Beenebeene) iyo Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige halka dowladda Mareykanka uu u saxiixay sii hayaha xilka safiirka dowladda waddankaas.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.