Soomaaliya ayaa soo bandhigtay axdiga Qaran ee dhimista wasaqoowga hawada

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Soomaaliya  ayaa soo bandhigtay axdiga Qaran ee dhimista wasaqowga hawada (NDC). Waa qorshaheedii ugu horeeyay ee looga jawaabayo dhibaatooyinka isbedelka cimiladda.

Tallaabadan muhiimka ah ee horay loo qaaday ayaa timid ka dib markii si guul leh loo cusbooneysiiyay NDC-ga Soomaaliya iyo horumarinta qorshe hawleedkeedii ugu horreeyay ee hirgelinta NDC ay u dhammaystiran yihiin barnaamij mashruuc oo la maalgelin karo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here