Somalind oo maanta shaacisay kiisas cusub oo Covid-19

0
427

Hargeysa(Idaacadda Waamo)Soomaaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus,kuwaas oo baaritaano lagu sameeyey qaarkood laga helay Cudurka COVID-19.

War kasoo baxay Guddiga Soomaaliland u qaabilsan xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa lagu sheegay in la baaray 80 qof balse cudurka laga helay 18 ruux,kuwaas oo kala jooga 15 qof Magaalada Hargeysa iyo 3 Ruux oo Boorama ku sugan,kuwaas oo ku jira xaalad karantiil ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here