Wararka Somaliland oo ku dhawaaqday Kiisas cusub oo Covid-19 ah By admin - May 16, 2020 0 364 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Idaacadda Waamo)19 kiis oo cusub oo COVID19 ayaa Somaliland laga helay, halka laba ruux u dhinteen cudurka, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadku. Tirada guud ee dadka laga helay ayaa gaaray 87 kiis, halka dhimshadu gaadhay 8 qof. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X