Sicir barar ku yimid qiimaha hilibka ee Suuqyada Baladwene

0
46
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Sara ukac laga dareemayaa Qiimaha hilibka Geelka lagu iibiyo suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii ay yaraadeen xoolahii la keeni jiray suuqyada Magaalada.
Kiilada hilibka Geelka ayaa hadda suuqyada Baladweyne ka mareeyso 8 dollar halka markii hore aay eheed 5 dollar.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here