Shuban Biyood ka dilaacay Deegaanka Goobweyn

0
301

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Badanaa Marka lagaaro xiliga kuleylaha waxaa dilaaca Cudurka shuban biyoodka,deegaanka Goobweyn oo uu maro wabiga Jubba islamarkana ay qaraaraadeen biyaha wabiga ayaa waxaa jiro kiisas cudurka  Shuban biyoodka ah sida uu Idaacadda Waamo usheegay  Dr siyaad sulebaan cumar oo ah Madaxa caafimaadka ee Xarunta Caafimaadka Goobweyn.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here