Shirweyniha Koowaad ee Daladda Culimada Jubaland oo Kismaayo lagu qabtay

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland, Maxamad Yuusuf Cumar, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirweynihii ugu horreeyay ee Daladda Culimada Soomaaliyeed ee Jubbaland, kaas oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here