Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS ayaa iclaamisay Shirweyne ay ka soo qayb galayaan dhammaan Qurbajoogta Soomaaliyeed, kaas oo ka dhici-doona magaalada Muqdisho.
Shirka ayaa waxaa diirada lagu saari doonaan sidii qurbajoogta Somaliyeed ay uga qeybqaadan lahayeen maalashiga dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.