Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka oo uu ka furmay Magaalada muqdisho

0
73

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ka furmay Shirweynaha Dhiirrigelinta Wax-soo-saarka Dalka taas oo ay soo qaban-qaabisay shirkada Isgaarsiinta Hormuud.

Shirkaan waxaa goobjoog ka ah Wasiirka Ganacsiga XFS Jibriil Cabdirashid Haaji Cabdi, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya, Ganacsato, maamulka Hormuud iyo marti sharaf badan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here