Shirweynaha Abuurka Soomaaliyeed oo ka Furmay magaalada Muqdisho.

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa furay Shirwaynaha Abuurka Soomaaliyeed kaasoo markiisii ugu horeeysay lagu qabtay dalka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa ujeedkiisu ahaa in la iska wareesto xaaladaha abuurka dalka iyo ahmiyada ay sugnaanta abuurka iyo cuntada u leeyihiin, caqabadaha iyo fursadaha ka jira qeybta abuurka dalka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here