Shirweynaha 4-aad ee Wasaaaradda Caafimadka Jubbaland oo maanta kismaayo kafurmay

0
317

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkan maanta ka furmay magalada Kismaayo ayaa ah kii 4-aad oo ay qabato wasaaradda Caafimadka Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana shirkan uu yahay mid dib loogu eego Adeegyadii sanadkan qabsoomay iyo kuwa uu ku yimid gaabiska xogta sanadlaha ah ee ay Wasaaradda soo bandhigtay sanadkan aya waxaa ka muuqatay adeegyo badan oo u qabsomay si wanagsan iyo qaar oo uu nafeyay xanun safmarka ah ee Covid-2019 kaso wasaaradda ay sanadkan galisay dadaalka ugu badan ee ah sidii looga hortagi lahaa faafidiisa qaar kamid ah wakiilada iyo madaxda bahwaagta waaaaradda ka taageero hormarinta adegyada Caafimaadka iyo madaxda Wasaradda Caafimadka Wasiiro iyo gudiyada qaar ee baarlamanka Jubbaland ayaa furitaanka shirka kusoo qeyb-galay.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here