Shirwaynaha Todobaad ee Caafimaadka Jubbaland oo la soo xidhay

0
67

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirwaynaha todobaad ee Cafimaadka dowlad gobaleedka jubbaland oo kismaayo ka socday sadexdii maalin ee lasoo dhafay ayaa lasoo xidhay kaas oo diirada lagu saaray soo bandhigigada xaladaha caafimaad ee deeganada jubbaland.

shirkan oo sanadkiiba mar la qabto isla markaana ay soo agaasintay Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland ayaa waxaa ka soo qayb galay  qaar kamida Golaha wakiilada Jubbaland wasiiro Hay’adaha samafalka iyo daneyaayaasha caafimadka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here