Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland oo arimo dhowr ah lagaga hadlay

0
257

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladd Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo muhiiim ah,Wasaaradda Caafimaadka ayaa golaha la wadaagtay Xaaladda Covid_19 ee guud ahaan dalka oo sare u kac uu ku yimid iyadoo Wasaaraddu ay soo bandhigtay qorshayaal lugu xakemenayo faafitaanka  cudurka Covid-19 .

sidoo kale Gudiga kobcinta dakhliga ayaa soo soo bandhigay guulaha ilaa hada ay ka gaareen shaqada,Dhinaca kale golahu wuxuu meel mariyay sadex xeer oo ay soo gudbisay Wasaaradda Ganacsiga.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here