Shirkadda Sommarine oo soo saaraysa Doonyaha nooca safarada

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sommarine oo ah shirkadd ganacsi oo soo saarta doomaha noocyadooda kala duwan ayaa Magaalada Kismaayo laga hirgaliyay sanadkii la soo dhaafay ee 2024 .

Shirkadda Sommarine ayaa mudada sanadka ah ee shaqaynaysay soo saartay doomo isugu jira nooca kaluumaysiga iyo kuwo dalxiis’ayadoona qorshaynaysa soo saarista doomaha safarka ku waas oo u kala gooshi kara Kismaayo ilaa Muqdisho sida Maamulka Shirkadda ay sheegeen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here